Kulliyadda Beeraha ee Jaamacadda Benadir oo u dabaaldegtay Sannad guuradeedii 10aad (Daawo Sawirro)

Kulliyadda cilmiga Beeraha oo ka mid ah 12-ka kuliyadood ee  Jaamacadda Benadir ayaa u dabaaldegtay sanadguuradii 10aad ee ka soo wareegtay markii la aasaasay, iyadoo gelinkii dambe ee shalay xaflad arintaas la xiriirta lagu qabtay Magaalada Muqdisho. Munaasabaddan oo si heer sare ah loo soo abaabulay ayaa waxaa ka qeyb galay qeybaha bulshada sida beeraley, … Continue reading Kulliyadda Beeraha ee Jaamacadda Benadir oo u dabaaldegtay Sannad guuradeedii 10aad (Daawo Sawirro)